ku galaafan maayee hadii aanad garanayn
wuxuu guurka mudanyahay
hadmaad gaabsi diidaa adigaa is galadayo
gabankii wax haystaad gacalow tidhaahdaa
gabdhaw gaabsi siisaan
garaadkaaga weeyee galab qudha aduunyada
kuma gaadhi doontide gabanada ha ceebayn
inta geesi loo bogay gayigeena buuxaan
gabadhi asluublee gurigooda joogtee
sharaf lagu gudbee wacan sharaf lagu
fudbaa wacan guur loo hawaystaa
sidii gobiyo cad geed galbis iyo aroos
aqal loo gan gaamaa
galad eebe weeye gabadh yahay haduu eebe
igu simay gayaan kay ma galaafanaysaa
gocashadu maxay tahay
ergaynu joognaa guri reer hanagu dumin
gafna yaanu kugu noqon kuu garaabi maaye

Exit mobile version