hadii aan heli lahaa
hibo aan guursn lahaa
hoyy qudha intaan la dago
habeena la seexan lahaa
hamuuntu idayn lahayd
haraad wuu bi,i lahaayoo
horaadkan saari lahaaayoo
naftaan u hibayn lahaa
heesaan ku amaani laa
ileen waa hoodo wacanoo
illlaah hibo iiga dhigaye

hadaan hobyo tagi lahaa
hawada jawiga macaan
horwayn geel intaan ku dhaqo
caanihiisa u maali lahaa
hilawgu wuu i dayn lahaa
hantaaqaan ka raysan lahaa
haasaawan gali lahaayoo
heelan kuu tumi laha
hibaan ku aroosi lahaa
ileen waa hoodo wacanoo
illlaah hibo iiga dhigaye

Exit mobile version