Heesta Hibo - Lyrics
Hibooy qaabkaaga iyo quruxdaa
Laabtii ku dhasay
Weliba qalbigaaga furan
Ayaa qofweliba dareen
Shuulshule ku beero oo
Qadarin waa mudantahee
Inaan murti qaayo badan qaadaa
Dhigo oo dhamaan reerkaaga ku baafiyaa
Jaceyl baa igu qasbee
Oraartan qaaliga ah ku qoro
laabta iyo wadnaha hibooy
Ku qoro laabta iyo wadnaha
Hibooy qosolkaagan iyo dibnaa
meel...
Timahaaga kala qeebsamee
Dableeuhu qaadayaan
Horaase jaleecadooda
Ayaa qiiro igu ridee
Inaan murti qaayo badan qaadaa
Dhigo oo dhamaan reerkaaga ku baafiyaa
Jaceyl baa igu qasbee
Oraartan qaaliga ah ku qoro
laabta iyo wadnaha hibooy
Ku qoro laabta iyo wadnaha