Heesta Jacayloo iddaa cover - Lyrics
Jaceyloo idaa sadax maada igu daa jaceyloo idaa idaa
Sadax maado igu daa
Dumarkii xishoon jiray
Ragu dadab la galin jiray
Duunyana ka bixin jiray lawaa
Dayax lamoodyeey da'da haatan joogtana dooqeygu kama helin igu daa jaceylow
Mar hadaan dahab iyo
Daara fooq laheynoo
Cidna dibada ii jiranee
Doolar ii imaaneyn
Dan yar igu xisaaboo
Igu daa jaceylow.