VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jaceylkan dhiseynay - Lyrics

Jacaylkaan dhisaayay Ma dhowr bari baaa Dareenkii dharaaro Madhaan tagay baa Waxaa dhursugaayay Ma dhalantayda baa Dhalaaka qurxoon Ma dhayl tirmayaa Caashaqa ma dhamaado Dhab buu ii helee Yartaan isku dhiibay Maxaan ka dhahaa Hadaas isku dhiibtay Maxaan ka dhahanaa Yartaan isku dhiibay Maxaan ka dhahaa Naftaan isku dhiibay Ma dhoof jacayl baa Qofaan udhabaaqday Dhagoole miyaa DHeeftii kalgacaylka Dhaqsaan urabee Yartaan udhaloobay Mid dhoohan miyaaa Caashaqa ma dhamaado Dhab buu ii helee Yartaan isku dhiibay Maxaan ka dhahaa Hadaas isku dhiibtay Maxaan ka dhahanaa Yartaan isku dhiibay Maxaan ka dhahaa
Queue is empty
-- / --