VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawaab heestii hodan abdirahmaan hotel - Lyrics

ku galaafan maayee hadii aanad garanayn wuxu guxu guurku mudanyahay hadmaad gaabsi diidaa adigaa is galadayoo gabankii wax haystaad gacalow tiraahda gabdhow gaabsi siisaa garaadkaaga weeyee galab qudha aduunyada kuma gaadhi doontide gabanada ha ceebayn inta geesi loo bogay gayigeena buuxaan gabadhii asluublee gurigooda joogtee sharaf lagu gudbee wacan guur loo hawaystaa sidii gobi cadgeel galbis iyo aroos aqal loo gan gaamaa galad eebe weeyee gabadh yahay haduu guule igu simay gayaan kay ma galaafanaysaa gocashadu maxay tahay eegeenu joognaa guri reer hanagu dumin gafna yaanu kugu noqon kuu garaabi maayee
Queue is empty
-- / --