qaw iyo itaal
qrux iyo ilwaad
miduu qaadirkeen
qayb u siiyayaay
qalbigiyo naftaa
la tahay quraysh
ku qirahayaa
qadiijoy kalgacal
nolol qaaye leh
qoys noo hirgala
ayaa ila qumane
ila qaada taa

qotonkyo joog
qaabka aad tahay
qudhaa raacdayo
naftaad qayb ka tahay
qofaann kula simoon
kula qayr dhigaba
ishayduba ma qaban
qadiijoy kalgacal
nolol qaaye leh
qoys noo hirgala
ayaa ila qumane
ila qaada taa

Exit mobile version