VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi - Lyrics

inta qalanjoo dumaree qarnigan hadeer jira qaaradaha ku kala nool midii aan ka qaatee qalbigaygu raacaa waxba aniga oon qarin markan noqonayy qysbaa naftu kugu qabawde waxaa tahay qadraay marwo qaaliyoo waxaa tahay qadraay marwo qiimo badan quruxdana la gaarayn qawlkaga wacanbaa nafta qiiro galisee sharaf iyo qadarin baan qadraay kuu hayaaye miyaan qarin karayaaye xubnahaaga qoraniyo qaabkaaga sarebaa wadnahayga qaatee waxaa tahay qadraay marwo qaaliyoo waxaa tahay qadraay marwo qiimo badan quruxdana la gaarayn
Queue is empty
-- / --