inta qalanjoo dumaree
qarnigan hadeer jira
qaaradaha ku kala nool
midii aan ka qaatee
qalbigaygu raacaa
waxba aniga oon qarin
markan noqonayy qysbaa
naftu kugu qabawde
waxaa tahay qadraay
marwo qaaliyoo
waxaa tahay qadraay
marwo qiimo badan
quruxdana la gaarayn

qawlkaga wacanbaa
nafta qiiro galisee
sharaf iyo qadarin baan
qadraay kuu hayaaye
miyaan qarin karayaaye
xubnahaaga qoraniyo
qaabkaaga sarebaa
wadnahayga qaatee
waxaa tahay qadraay
marwo qaaliyoo
waxaa tahay qadraay
marwo qiimo badan
quruxdana la gaarayn

Exit mobile version