VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qays iyo Layla - Lyrics

qisaasii jacayloo quluubo hore u dilay sida qays iyo layla qabri geeyay labadaba laabta iga qarqariyo ana qoorta ii sudhan la qarwaa habeenkii qalbigu tuu qushuucoo nafta qiiro galisaay qalanjadaan jeclaayay qaban waayay jiifkee qiimee kalgacalkoo caashaqan u qiil bixi qofta aad qadarisoo qayrkeed ka xulatoo isla qeeexday sheeko kuu qumani wacanaa qorshe aad ku gaarteen qoys inaad yagleeshaan ku qayaane daranaa qalbigu tuu qushuucoo nafta qiiro galisaay qalanjadaan jeclaayay qaban waayay jiifkee qiimee kalgacalkoo caashaqan u qiil bixi
Queue is empty
-- / --