VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waa rag mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Iidle Yare
Waa rag

waxa raanta loo feedhayaa waa rag
waxa cadarka la iskugu rushaa waa rag
waxa fiidkii loo roorayaa waa rag

waxa dunida roorkaa ku riday waa rag
waxa rogaya reeraha burburin waa rag
waxa raranka nala doonayaa waa rag

waxa raaxo loo diidayaa waa rag
waxa rubida laga guranayaa waa rag
waxa raasamaalkii la cuni waa rag

dadka waxa rafaadka ugu wacan waa rag
waxa noloshii bilicda ka raray waa rag
xaqiiqdiyo runtii waxa ka tagay waa rag

rabigay kuwuu taliya yidhi waa rag
kuwa nabada lagu reeya xidha waa rag
kuwa raarta loo raarayaa waa rag

kuwa quruxda nagu raacayaa waa rag
markaan raawishnana naga ordaa waa rag
rasmi iyo kuwaan aayo rabin waa rag

codkii Iidle Yare, Iqra Yareey