Waqti dheeraan ku weedihaayoo
Wajigaaga arkaa igu wacneedee
Ma waalanee waxna imay dhineenee
Wayrax jacayl baa isoo wadee

Weheshigaada hadii aa waayo wareerayoo
Wabbi buuxaan wada umadoo
Weesha iyo jeer dayaxaa iska leh
Warna qabaaxiisa malahee

Walaalnimo iyo waxaan wadaagnoo
Wada jirkeena igala weeneee
Warankaad tuurtaad igu wareegtee
Wabaayadiisa la walbahaaray

Weheshigaada hadii aa waayo wareerayoo
Wabbi buuxaan wada umadoo
Weesha iyo jeer dayaxaa iska leh
warna qabaaxiisa malehee

Wacad qofkii gala waayaha yiraahdoo
Inuu wanaagshaa waajib ahee
Kuwaaniyoo wacdi kuu dhigee
Wadeecada maad wacaysata

Weheshigaada hadii aa waayo wareerayoo
Wabbi buuxaan wada umadoo
Wiisha iyo jeer dayaxaa iska leh
warna qabaaxiisa malehee

Exit mobile version