Heesta Yarta waxay lasocotaa - Lyrics
jacaylbaa isugeeyo
la igu soo salidaayo
sadriyoo lafaha oo idil
oogada ku soofo
saldhig wuxuu ku leeyahay
saableyda feedhaha
seqda dhexe habeenkii
saani uma gam aayo
sariigbaa i haysoo
hurdo uma sifayn karo
wejigana ma siin karo
yartu waxay la socotaa
saaxiibked lilaahi
somaali way dhee
sideeban wax yeela
sida jiidka laafyaha
soo jeedka naasaha
sinta sagal lamoodyo
sunyaasha yaabka leh
suradeeda quruxda leh
la sakhraamay aniguye
waa saban layaab leh
naftu samirba diidaye
soo saaki maan arag
isma odhan salaamo
saan qaadi waaye