VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqu guracanaa - Lyrics

caashaqu gardaranaa guhaad iyo dhib necebaa ruux dartaa u golon golay inaad gees ka dhaaftiyo gacansaydhin gacaltooyo jecelaa gaal iyo islaamow ruuxaad galbinaysoo ubax tiri gudoonoo garan waayay taladii bal gorfeeya idinkuba jacaylku guracanaa gaaliilyadiisu badanaa hadaan laguu garaabayn cidi kula gorfaynayn gooni isu taagiyo goaan qaadasho badanaa
Queue is empty
-- / --