naftan kuu bislaatay adiga
kuu baahanee intaa ku baryaysa
maxaad u baal martaa

hadaan bogayga qaloon baahida
kuu soo bandhigo adaan mudo badan
burdiyo kaaga go'ay baad

qalbi kuu buseeliyo indhaha kuu basaasaa
kuu baaqanaaye hadmaan baby isla baxnaa

naftan kuu badheedhay dunida kaa baafisee
intaa ku boqraysa maxaad uga baydhbaydhaa

hadaan kuu bayaansho xubiga buugiisa kuu furo
adaa beerkayga dagoo kaaga dhigay bayd

Exit mobile version