aduunka oo dhan adaa i deeqoo ii ahaaday uurkaa jacaylka aduu ku beertaa ku ilmeeyay adigaan aduun kaa ishaartayoon ifka kuu jeclee ila qabo maruun caashaqa aday daraadaa naftu u oontoo u dulowdee qalbiga u uumoo omatada diidoo adkaysanwaye