VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laba rafiiq ah - Lyrics

rug xalaaliyo raas laba dagtoo raaxada ifkiyo aayaha runta ah ku rafiiqdoo isku reeyay laba ra'yigiyo rug wadaagtiyo noqda raynrayn reer ku waaroo risiq wayn hela awlaad raxanoo raas qabowloo loo riyaaqana RABI ha idin siiyee laba ROONUHU rasmi uga dhigay jacayl raaga iyo raasamaaliyo rabitaan dhaba reero hogolkiyo sudog iyo rixinkuba kuu riyaaqaan rukuun la hadhsado RABI kaa yeel
Queue is empty
-- / --