Hargaysaay inbadan
Baa habaas uu ku
Qariyoo hanad kuu
Gargaariyo hayin
Aad sugaysee x2

Maayarka hargaysa
Kuu hiilinaayoo kuu
Dhaami maantee x2

Hormuudkii dalkaygay
Hoygii dadkaygaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay hooyadii
Fankaay hargaysaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay cadow
Kuma haleelo hargay-
Saay x2

Nin kuu hanwaynoo
Kuu heelan adigooo
Ku hareero taaganiyo
Sharaf kugu hagoogee
X2

Hanadada la doortaa
Howshaada jeceloo
Kuu hagar baxaayoo
Harerahana kula qaban
X2

Hormuudkii dalkaygay
Hoygii dadkaygaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay hooyadii
Fankaay hargaysaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay cadow
Kuma haleelo hargay-
Saay x2

Ana waan hubaayoo
Geesi lagu hirtaa iyo
Halyay weeye qaranoo
Haybad iyo aqoon lehe
X2

Hogaan wacan ahaayo
Halgankii lasoo maray
Kuu huray naftiisoo
Kaa hiray cadaawaha
X2

Hormuudkii dalkaygay
Hoygii dadkaygaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay hooyadii
Fankaay hargaysaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay cadow
Kuma haleelo hargay-
Saay x2

Haybadii magaaliyo
Wado kuu habaynoo
Ceel lagu hirqaadiyo
Rajee cudoonay x2

Wara kuu hananayoo
Horay inaad uguurtoo
Hagaagaaga jeceloo
Heeryada ku saaroo
X2

Hormuudkii dalkaygay
Hoygii dadkaygaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay hooyadii
Fankaay hargaysaay
Hadhac lagu nastaay
Hargaysaay cadow
Kuma haleelo hargay-
Saay x2

Exit mobile version