VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiib - Lyrics

Nuurkii indhaha iyo Naxariista dunidee Naawilaada caashaqa Nafta ila wadaagtaay 2x Mar haduu nikaxiyo Nidarkii rumoobo Nasiibkeenu nagu simay Nugaylkii ka raystee Ku nayayir adiguna 2x Nabsiga xadey weeyoo Wa calaf nasiibkuye Soo noqoshadeydiyo Ila dhawr nimciyo rays 2x Nin qayrkii aan dortiyo U hibeeyey noloshow Waxkastoo linoloshaaba Hadise  mar la nuuxsado Nimco lagu bariitaaa 2x Mid qudhaynu wada noo Nabdigaan ka ladayaa Nabaad guurka caashaqu Waa nacawr kiisee kiisee Naga dhawr namiimshuhu 2x Nabsi gaaxdey weeyo Waa calaf nasiipkuye Naqa aynu guranee Nabadiine soo noqo 2x Ikraan ila dhawr nimciyo rays...
Queue is empty
-- / --