VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo - Lyrics

rajadii naftaydaay raacdaynta noloshiyo rafaadkiyo dhibaatada waxa lagaga reya aadmiga u wada roon marka aad rug iyo raas reer wacan yagleeshee risiq wada xalaaliyo ubad lagu riyaaqiyo raaliyo la daristee rabibaa amaanle riyadii rumawdoo raasamaalkii gaadhnee rayn rayn ku noolow reexaantii noloshoo raaxada aduunyadu riyo kuma timaadee rasmibay ku taranta runbaa lagu bacrimiyaa mar hadaynu rays iyo raas wacan astaynoo raxmaankeenu nagu simay sunihii rasuulkiyo raxmad weeyi guurkuyee
Queue is empty
-- / --