Heesta Wacad - Lyrics
Sidibaa wadnaha
Wada dhiig oo
U waraabisaa
Sidibaan walaac
Walwal iyo jaceyl iiwaalayaa
sidiibeey warkiyo
Wacalkaaga wali
Igu weynyihiin
Waligaa waligaa
Wax kastoo dhiciyoo
Waagii baryaba
Wacal yuu ku galin
Wacadkane adkeeeee
sidibaa wadnahaaa
Wada dhiiga ooo
U waraabisaa
Sidibaa waraaq
Sawirkaaga uu
Aan u weheshadaa
Waligaa waligaa
Wax kastoo dhiciyoo
Waagii baryaba
Wacal yuu ku galin
Wacadkane adkeeeee