oonkiyo gaajada isaraysee
adiyo afkaagaba xaga isaruurgoo
isha xumo ka dhawartayoo
nafta waadu arimisee

eedankii yeedhyoo
amii waxa lajoogaa
duco laga qabalayoo
bismilaahi ku afura

shanta tii ee islaamkaa
rabi kala asteeyoo
af siqeexan uugu idhi
anigaaleh soonkoo
afka ooga faralkana
amarkiisa gudayee
maalintay idlaatoo
maalintay idlaatoo
abshirtaada weeyee
adaykuu ahaatee
ilaysuu kuleeyahay
ka aroori janadee

Exit mobile version