dunida adaan kaa rabaa
daain intuu abuuree
dookhay gaa kuraacoo
ku dabaday dahabka maankayga
adigaa dagay qalbiga
wadnaha dacalkiisee
soodagagoo idaawee

raga kaanka doortoow
daawadii naftaydoow
kaan darsay wanaagii
ka dalbadaydeeqaw maankayga

Exit mobile version