VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haldoorkii - Lyrics

helayoo hankaygii hubaal waanhumaagshee heeryada nasiibkay heegada halkuu dhigay hada iyo hadhowtana hurgumadii la hoorshana iyo hiilka kugu maqan haldoorkii naftaydoow hobee heesaha aroorka habee holin waayey kaligey hobee hiiraarka caashaqa hobee hadmaad igu lamaan hobee hadmaad igu laamanan habku dhaca aroorku hagar aan lahaybaa hiil lagu eekeeyaaa hilow lagu itaalshaa haraaka iyo habowgana hore kuuguma sheegine halyeykaan astaystow hogol hoorta ii noqoo hobee heesaha aroorka habee holin waayey kaligey hobee hiiraarka caashaqa hobee hadmaad igu lamaan hobee hadmaad igu laamanan hobee heesaha aroorka habee holin waayey kaligey hobee hiiraarka caashaqa hobee hadmaad igu lamaan hobee hadmaad igu laamanan
Queue is empty
-- / --