VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hobaye hobayee cover mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ikraan Jaamac
Hobaye hobayee cover

dhulka uu cuskaday roob
sanca idhiina oo ugub
wali degay cidliyo qalo
qawlka iyo xulkukiyo
culubta iyo geedaha
naqa wada cusaybkii
cidhifka isa saareen

ubax caynba cayni
ceelamaha kuwa mudhay
balanbaalis calamalaay
hadba cugatoo xiisaha
shimburuhu cod faraxiyo
luuqda isku celinayaan

calcaliyada xareeduna
cageegta godamada
rahu caadadiisii
ka dhex ciyay tidhaamaha
badi laba fiid cawl

cosobka ugbaadkoo
ku cigaanan araboo
subaxdii cadceeduna
ku casuumtay nuurki
ayaad i cajabisaa
calaf ha isku keen simo
mid caano iyo nabad insha allah

caradaa tilmaamtiyo
cawayskii gudguda helay
isa kala cawaali
soo celiyay mayayoo
guulaa ma culusee
jini caal madoobihi
cidhifka isku geysten

oo heege culayihii
caame oori baa tahay
calyaha hilaaciyo onkod
cabatay fiintii

cabaar ruuxa daawaday
muga caaradiisiyo sida
fulay cad mooye
inta kale caqligu simin
caynkaay u eegyihiin

cabiraadka noloshaa
cindigayga saan qabo
qurux waa is celisaa
ku cugtaye insha allah
calaf ha igu kaa simo
mid leh caano iyo nabad insha allah

codkii Ikraan Jaamac