Heesta Iga jeedi caashaqa - Lyrics
anoo jeelan awgaa
aduunka adiga kuu jecle
jiradaan la jiifsaday
sawdigii igu jimic saday
adigii ijiidh neceb
mahaday mahaday
mahaday jiqku kutahay
jabkaad isarabeen
jiritaanka noloshiyo
aduu joogistiisan
haku jaho wareerin
jamashadan jijiibka ah
umajeedi aniguyee
iga jeedi caashaqa
horuu ii jigeeyee
anoo jilbahaw dhacay
jibaadkiina daayoo
oo jaahaaga laydhiqay
sawdi gii igu joogasaday
adoo iimo ila jecel
mahadad mahadad
mahadaad is jabisod
jarka aadka lulataad
hamigaad jalawdee
haduu jawlo kaagalay
haysoo jaleecine