anoo ujeelan awgaa
aduunka kuu jecel
jiradaa lajiifsaday
sad rigiiki jimicsaday

adigoo ijidh neceb
ma haday jiqkugutahay
jabka aad isgarab tihiin
jiritaanka nolosh iyo
joogiskii sare jahwarreay

jamashadan jujuubka ah
uma jeedo aniguye
iga jeedi caashaqa
horuu ii jugeeyee

anoo jilbaha udhacay
jibaadkiina daayoo
oo jaahahga laydhigay
sawdigii igu joogsaday

adoo iinkaa ila jecel
mahadadis jabisood
jarka aadka lulataa
hamiga jaahuugee
jawi makaa galay
haysoo jaleecin

Exit mobile version