liiguba ugaadhaha wuxuu uga guuraa
seerida u aadaa
aarsabaa qalwaayaa intuu aadyar kuu helo
yaanu adhaxda kaa jabin
ana kaa irdhooboo waxan inan ragoo idil
wiil yohow u diidaa ugub iga horeeyaan
arkayaa dhibtoodoo afkaad igu sabaysiyo
ma hubtaa ishaarada
aan abyamo tusaalaha waxa ila ogsoontehee
aynigaaga oo idil dhaxalkii awoowgeen
hidihii ayaygeen ma ilaashanaayaa

Exit mobile version