VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marti - Lyrics

maankaygan ku raaciyo sidaad iigu mudantahay ama iigu marantahay iigu maax jacaylkuye muran miyuu ka joogaa adigaa u markhaatiyee marti waa la sooraaye masuug ha igu noqoninee inta aan dagayno meel roon aan ka boodno mooskee ka ilaali mahadhada maayadii jacaylkiyo sida mawjadoo kale maskaxdayda qaadoo kaama maarmi karayee mulaaxiyo inaad tohoo dadkaba iiga mudantahay
Queue is empty
-- / --