Heesta Nasiib - Lyrics
jacalku guurfulay
umanaxo suurtoo
qalbi nabarku yaala
niyad uma ladaayee
ruuxaad unugushoo
noloshiisa waydana
dharagiisa nuuriyoo
waaku gu nasteexee
naawilo aduunyad
nasiibkaaga dhawr
nabdigii wax caashaqay
wehelku waanaruuroo
nabadiyo agjoogaaga
nafta raali galiyaya
naxariis la eegiyo
nimco nagu nagaadiyo
maynaa iiroojiyoo
naqa kuudanbeeyee
baawiloo aduunyada
nasiib kaaga dhawr