VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talo - Lyrics

Abdi hani: Idinkoon adduunyada wali imaan maqanbuu amar allee ilaahay isu kiin abuuroo ifka idiin ku beeree Adigaa korkaa ubax inan yahay lagaa dhigay kolkaasuu udgoonkii intuu ku arkay caashaqey U aydeen nasiibkiin is aaminiyo guushii alleeylehee asaagiin bagaad ka il horreyseen Ikraan jaamac: Talo lagu adkaadaa runbaa lagu aroostaa awoodiyo aqoon baa agab waxaad u leedihiin la isugu aabba yeelaa Odayiyo sidaasaa arin lagu ahaadaa sidaasaa amuuraha lagu wada ilaashaa u aydeen nasiibkiin u aydeen nasiibkiin is aaaminiyo guurkiin alleeylehee assaagiin bagaad ka il horreyseen Alleeylehee asaagiin bagaad ka il horreyseen
Queue is empty
-- / --