VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waano cover - Lyrics

wadartii haweenkaad gabadhyahay wax dheertahoo waaxyahaagan simaniyoo wajigaagan quruxda leh wanaagaad u dhalaatay xiska weerar galisaye waxa nool aduunyada adaan kugu warwarayaa warna iima hayside waanadayda maqaloo hadii uu eebe nagu simo jaceyl aan wadaagnee adna hay waxyeelayn qofba waayihiiisiyo wakhtigaa hadheeyo warankii kalgacalkaa waalalow igaliyee way baa ku noolee wiilkiii indhaha iyo wadayaasha dhiigoo waxtarkaygiibaad tahay warna iima hayside waanadeyda maqaloo hadii weyne nagu simo jaceyl aan wadaagnee adna hay waxyeelayn jaceylbaa iwada oo iwateeyay anigee iwalwaalanaayoo kolna waaban maayee wacadkii xasuusnow wanaagii naftaydaay weedhaad tidhaahdaa wadnahay ku taalaa warna iima haysidee waanadayda maqaloo hadii wayne nagu simo jaceyl aan wadaagnee adna hay wax yeelayn sida waqal kusoo dagay wareer abaarsadey wabigii iyo xareedii ubaxii ay waraabsheen wacadigaagu igu noqonay ifka laguma waareen nafta weeradiisoo waxtarkaygii baad tahay waarna iima hayside waanadayda maqaloo hadii wayne nagu simo jaceyl aan wadaagnee adna hay wexyeeeleyn
Queue is empty
-- / --