VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa maxaa ibaray - Lyrics

caashaqa maxaaa i barayee maba aan barbaarine bisha dooba yaa ydhi shin dhalad ha buuxsame habeenada bishaarada bilkhayr la magac baxay yaa furay badweynada hadalbaa qasaakoo balantuna maxay tahay caashaqa maxaa i badayee maba aanan beerinee sheekada bilowgaa yaa beerka ii lulayee dhacdadiyo dhacdadii hore yaa baabka ii tumay igu yiri jacayl baro
Queue is empty
-- / --