VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jugta maqal - Lyrics

qof kujecel lajoogiisa adoo raba la jaarkiisa ha ujabin jaceyl diidka jalbistiyo war sheegoda ha ujilcinin xumaantoda ana jaaha nuurkayga ha lasimin jinkay ruuxda ina yada lajiir nuuraado xin xinkiyo jalaafaynta yay jarin wanageena jugta maqal jugta maqal quluubtayda lay kaa doon doonayo judhan arag judhan ujanjeedha dhankaaga jawhara ideeqdeeqa ila jira bogey jiiifa ku jantaye wada jaarne waligeen wada joogno cishaduusan kujaleecin ama maqalba juuqdaada qof jalkoo dhan ka sooma haka jarin bal maqalkaaga haka qarin bal aragaaga jeexi iga midow heedhe ma anaaba jaaheyga cisha jecel inaad weydo ma anaaba jabadkaaga ka jarmaada oo dhaafa jugta maqal jugta maqal quluubtayda laydhkaaga doon dooni judha arag judhan arag dareenkayga ujan jeedha dhankaaga jawhara ideeqdeeqa ila jira bogay jiifa ku jantaye wada jaarno waligeen wada joogno
Queue is empty
-- / --