VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xulkii ragga - Lyrics

yarkii xiisahaa dareeenka naftayda ku xoojiyoo ogow xiskayga laabta adaan kugu xifdiyaaya inaan xubiga iyo jacaylka kalsooni xad dhaafa lahoo adiga kugu xeeriyo qalbiga kugu xukumee xulkii ragoo idil waxaan ku xamdiyi laha oo aan xasil gali lahaa gortaan xila kuu noqdee oo aan ubad kuu xambaar yarkii xuladashada kalgacalka xibiga aan ugu xiroo ogow xurmo iyo wanaagba xagaaga ku dhowraya inaan xigtiyo sokeeyaba kaliga kaa xaqdhowra oo dadkana ka xigsada oo hoostaan kaa xariiqaye
Queue is empty
-- / --