VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baadoo - Lyrics

baadoow been boode bafinteed baadoow buunsho cune bootaale baadoo biir cabe afka noolee dib u dag waryaa maan gaab maan gaab dhalay ani maa ii bootaynee ani maa i dilee qumaca burbury ani maa i tusee magacayga waa taqaanaa beerdilaacshe wiilka reer xaaji boqortooyo geesiga daga gaalkacyo googaa geesiga dago barmuudo siigaaale geesiga dago kaaran buuroxuubay babi girinoofka wabi ganaale faanoolee wadaniga burco boorame reeer bini haashim buloxaawo bankii qoraxay ilma carab ina aabo qoriga banaadiisa hoo beerka libaaxa banaanka jiifa adigaa kiciyay ciidanka hargeele adigaa kiciyay wadani ma tihid buulo baadoow been boode bafinteed baadoow buunsho cune bootaale baadoo biir cabe afka noolee dib u dag waryaa maan gaab maan gaab dhalay bootaale cirka ma ku jirtay markaa gudbinaysay bada maad ku jirtay shuluqoow busto waynay boolo badaw inaa tahay baladkaaga waydi aj kaasoow hee jimcaale dhulka saar boga saar aj events waligaa gaadhi maysdi ciyaal wiilasha qardho waan ku bahdilay miyaa ciyaal xamar bile waan ku bahdilay miyaa ciyaal baydhabo wana ku bahdilay miyaa reer oslo ma is barateen boolo been boode af yaxas boolo bakhtigaan cuntaad badawyahaw barxada noorway car imoow baruurtada di,i sida roobkii dayrta dj rasta kaasoow iidaa baadoow been boode bafinteed baadoow buunsho cune bootaale baadoo biir cabe afka noolee dib u dag waryaa maan gaab maan gaab dhalay
Queue is empty
-- / --