baadoow been boode bafinteed
baadoow buunsho cune bootaale
baadoo biir cabe afka noolee
dib u dag waryaa maan gaab maan gaab dhalay
ani maa ii bootaynee
ani maa i dilee
qumaca burbury
ani maa i tusee
magacayga waa taqaanaa
beerdilaacshe wiilka reer xaaji
boqortooyo
geesiga daga gaalkacyo googaa
geesiga dago barmuudo siigaaale
geesiga dago kaaran buuroxuubay
babi girinoofka
wabi ganaale faanoolee
wadaniga burco boorame
reeer bini haashim buloxaawo
bankii qoraxay ilma carab ina aabo
qoriga banaadiisa hoo beerka
libaaxa banaanka jiifa adigaa kiciyay
ciidanka hargeele adigaa kiciyay
wadani ma tihid buulo
baadoow been boode bafinteed
baadoow buunsho cune bootaale
baadoo biir cabe afka noolee
dib u dag waryaa maan gaab maan gaab dhalay
bootaale cirka ma ku jirtay
markaa gudbinaysay
bada maad ku jirtay
shuluqoow busto waynay boolo
badaw inaa tahay baladkaaga waydi
aj kaasoow hee jimcaale
dhulka saar boga saar
aj events waligaa gaadhi maysdi
ciyaal wiilasha qardho waan ku bahdilay miyaa
ciyaal xamar bile waan ku bahdilay miyaa
ciyaal baydhabo wana ku bahdilay miyaa
reer oslo ma is barateen boolo
been boode af yaxas boolo
bakhtigaan cuntaad badawyahaw
barxada noorway car imoow
baruurtada di,i sida roobkii dayrta
dj rasta kaasoow iidaa
baadoow been boode bafinteed
baadoow buunsho cune bootaale
baadoo biir cabe afka noolee
dib u dag waryaa maan gaab maan gaab dhalay

Exit mobile version