VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beer lula - Lyrics

bashar quruxeey bawar kula siman oon ku baal dhigo uma boginoo bil ma aragoo naftu may baran adaa bilaneey boogta dhayi kara adaa bilaneey i bogsiin kara adaa bilaneey baahi tiri kara adaa bilaneey baahi tiri kara adaa iga baaridaydaay adaa iga badan oo bilaahiya adaa iga badan oo badhkayga adaa iga badan oo i beerlulay bashar quruxeey qof bildhaan wacan oo aan beegsado beesha kuma arag bar cilaaneey naftu may baran beelo quruxeey bilicdaada beelo quruxeey bilad mudanoo beelo quruxeey waa laguu bogay beelo quruxeey waa laguu bogay adaa iga baaridaydaay adaa iga badan oo bilaahiya adaa iga badan oo badhkayga adaa iga badan oo i beerlulay
Queue is empty
-- / --