VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boolada - Lyrics

ma bil bila ma rusheeya boolada ma kabeeya ku istaaga boolada madfaceyga ma ku beega boolada ma ka daaya mise waan banbeeya aha ciyaal xamar tookiyo ceelka cago diib hawl wadaag ex sigale ex waaberi jiiro mafia dabka siidaa ciyaal xamar bile warta nabada kaaran dhiiga ma tiyeene tolka ina xiito xiito yaa kuu dhiibay mayga yaa ku saarey stageka deg dheh tag dheh kaalay baro boolo xoogsade waaxid shuuku shuko waxid dalkan meel fogbu ka imid shak shuuko waaxid laxankeya mirahayga copy gaad waaxid gacmo deys waaxid ciyaal bidix waaxid laga roone waaxid nuugaaye waaxid ma bil bila ma rusheeya boolada ma kabeeya ku istaaga boolada madfaceyga ma ku beega boolada ma ka daaya mise waan banbeeya aha mini goobta iska gal ma aha orod ku soo gal ma aha dhalada ii dhiib ma aha viewga ii batay kuye aaway calankaagi xoolo aaway shanta xidig xoolo ma lista ma dhanta dameerka ma dhaantaa dib u laq ka dharagdhee ka dhareg ku naaxdhe horta ma ala lax baa saacad walba la labaa rigth left daacba maalintii ma meydbaa habeenkii ma langaara waxbo ma arko miya luuley bal i qabo miya naftan maaba suuqa ku kentay sawir ku geli rabtaa tartan ku geli rabtaa tiktoc waxa ka tahay ari carbeed soo lumay ma bil bila ma rusheeya boolada ma kabeeya ku istaaga boolada madfaceyga ma ku beega boolada ma ka daaya mise waan banbeeya aha
Queue is empty
-- / --