VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabiib - Lyrics

Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Yaad imooday horta ducufoow Yaad u doobini neefoow Reer xaaji darbi jiile Reer cismaan sheekh cawsha dabka Dabaylaha guuxiyo duufaanta Dayaxa ifaan nahay ha igu daalin Dudun bahal galay iyo Dugaag baa tahay Yaa durbaan kuu tumay Yaa ku soo lu,gooyay Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Waan kuu digay dabo dhilifoow Waan kuu samray diidiinoow Is daji waa diiday ku du qoriga Ku rid xabada daadax Korka shabaqa cadaw daaje Kala sooce hada duuduub Ku rid wabiga xerta reer milaac Yoofo garac Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Ma ka daayaa ma ku daayaa Hoo baaruuda Yaa ku soo diray ku dambaabshay Dabin kuu dhigay dhulka kula jaray Dadka qaar lama daaro Lama doonto lama dulmiyo Dal xorreye dhulka daadshe Ciyaal xamar maxay dhaheen Libaax soo noqey Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Sheekhii dhoobo weynbaa I dabiibay Cadawgayga la dagaalay La jihaaday Gantaalada la dulmaray Kula daajay Hala dilo dhinto huuno qeysoow Noqay Kaasoow u sheeg hala dilo dhinto Ma anaaba boloboroof u baahan Shanta soomaali dhawaweey
Queue is empty
-- / --