VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahab lamoodyee - Lyrics

Dahab la moodyahee kaali ila ciyaar Cidla ha dhigin Kaali ila ciyaar Yaa xabiibtii kaali ila ciyaar Caashaq baa i helay allah beerka Annoo dariska salaamin Barmudo madagi kari dee Anagoo isbarin ma tartami karno dee Badweentii hindiya iyo barmuudaan ka imid dee Qisadeeda kama dheera sida qays iyo layla Gabdhii reer jabuuti jacayl baa ku dhacay dee Luqadaan gareenin .. Qoraalka waxaan ku dhaafayaa Waxaan filayaa in  inta kale  aan ubaaahneen In la qoro ?
Queue is empty
-- / --