VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhashii ooliyo - Lyrics

Yartu waa dhalad Waana dhashii awliyada Muuqaybay dhalatay Gobolkii nigaado Magaceeda saytuun Dhexyaray saacido Aloow yaanan dhiman Kala dhicin kala dheeraan Yartu waa dhalad Waana dhashii awliyada Muuqaybay dhalatay Gobolkii nigaado Magaceeda saytuun Dhexyaray saacido Aloow yaanan dhiman Kala dhicin kala dheeraan Yartu waa dhibic Waana dhool arooryaad Waagoo soo dhalaalo Daymada u roon Midabkeedu waa dhiin Maariin dhalaal xiga Dhaban xaad liyo Xubno dheeli tiran Adaa huunooy mawli kugu dhali Hida dhawra dhaqan xeersha Asal dhalad dhiigaay Dhex yaray saciidaay Dhool da,ay la moodaay Saciidaay Dhaayahayaga u rooneey Saciidaay Ha iga dheeraan cidlo dhawraay Axdi dhawraay dhiso kaaba Ii soo dhawoow caashaqana dhowr Ii soo dhawoow dheesha ila dheel Halkii aad ku dhalatay Dhulkii hooyo Ayaan guri nooga dhisi Saciidaay Dhaban xaad liyo Xubno dheeli tiran Adaa huunooy rabi kugu dhali Hida dhawra dhaqan xeersha Asal dhalad dhiigaay Dhex yaray saciidaay Yartu waa dhalad Waana dhashii awliyada Luuqay ku dhalatay Gobolkii nigaado Magaceeda saytuun Dhexyaray saacido Aloow yaanan dhiman Kala dhicin kala dheeraan Yartu waa dhalad Waana dhashii awliyada Luuqay ku dhalatay Gobolkii nigaado Magaceeda saytuun Dhexyaray saacido Aloow yaanan dhiman Kala dhicin kala dheeraan Dherer jooglaay jooglaay Dherer dherer jooglaay Dheemantaydaay Dhaawac bi,iyaay Dhaxan dugsiyaay Taan ku dhaartee Nafta aan u dhiibee Dhashii awliyaay Yaanan kala dhumin Yaanan kala dhicin Yaanan kala dhixin Yaanan kala dhiman Yaanan kala dheeraan Dhexyareey saciidaay Dhan kastoon ka eegaba Dhamays tiraneey Timo dheeraay saciidaay Inaan dagno dugsi dagno Ubad ii dhashaan Dharaar iyo habeen Ku riyoodaa Ha isiin dhurwaa ha ilaawin cadawga Dheel maaha caashaqa igu waar Dhuubeysan cidaay dhuubo yartii Dhalataay ii dhiib gacantaada Ii dhiib ii dhiib aan dhunkadee Dhaban xaad liyo Xubno dheeli tiran Adaa huunooy rabi kugu dhali Hida dhawra dhaqan xeersha Asal dhalad dhiigaay Dhex yaray saciidaa Yartu waa dhalad Waana dhashii awliyada Luuqay ku dhalatay Gobolkii nigaado Magaceeda saytuun Dhexyaray saacido Aloow yaanan dhiman Kala dhicin kala dheeraan Yartu waa dhalad Waana dhashii awliyada Luuqay ku dhalatay Gobolkii nigaado Magaceeda saytuun Dhexyaray saacido Aloow yaanan dhiman Kala dhicin kala dheeraan
Queue is empty
-- / --