VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheemanee iska ilow - Lyrics

dhibtaad soo martay dheemanay iska ilow nin raggi kuu geystay iska ilow dhawaacu kaaga tegay dheemanay iska ilow anaa kula dhashay kuu dhiman waan ku dhadan roob da ay ubax baxay waa dhalad qurux dumar dheeman dumar waa daad dhaqankiyo xishoodka lagu daashay dhamaan shacabkeenuna waa amaanay la isku raac inaa tahay dheemantii hablaha lagu daalay inaad tahay gobtii reerka kama dhargo hadalkaaga xuuranceynta naqtaydaan ku diyaare waan ku dhowri maalmo geelo dhalay baan kaa diidi iidhiib gacantaada aan ku loodshe dhulkii hooyo laasqoray aan ku soo baro ha dhicin ha jabin cadaw ha u jabin ruux kale ha u jabin inadeer
Queue is empty
-- / --