VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diida tahriibka - Lyrics

da,yar teeenaay diidaay tabriibka hala diido soomaalaay didaa waan dhamaane diida waan dhamaane diida da,ayrteenay i maqla aan dar daarmee i maqla dl shisheeye ma danbaa dal shisheyaa ma da,baa da,yarteenay jooga ha duloobine jooga dalkii hooyo jooga dal shisheeye waa masiibe da,yar teeenaay diidaay tabriibka hala diido soomaalaay didaa waan dhamaane diida waan dhamaane diida midna qumac haduu dilo midna dooonta haduu raaco bada daadka raaco dalka horta yaa leh yaa difaaci doonaa dugaaga yaa ka reebi wixii danteena ega da,yarteenay eega midka dadka dilaaloow midka dollar qaatoow dunida silici u dhimo daa,imkeenaw aamiin da,yar teeenaay diidaay tabriibka hala diido soomaalaay didaa waan dhamaane diida waan dhamaane diida anigu kolay waann duuli diyaaradii waan raaci xamar caday dusheeda kasoo dagi xeebta liidaan kasoo dagii da,ayrteeena alloow daa wixii wadaniya alloow daa dumarkeena alloow daa ubixii dalka alloow daa da,yar teeenaay diidaay tabriibka hala diido soomaalaay didaa waan dhamaane diida waan dhamaane diida waa la noqon kaan ogaynow dibaa loo noqon kaan ogaynoow
Queue is empty
-- / --