da,yar teeenaay diidaay
tabriibka hala diido
soomaalaay didaa
waan dhamaane diida
waan dhamaane diida
da,ayrteenay i maqla
aan dar daarmee i maqla
dl shisheeye ma danbaa
dal shisheyaa ma da,baa
da,yarteenay jooga
ha duloobine jooga
dalkii hooyo jooga
dal shisheeye waa masiibe
da,yar teeenaay diidaay
tabriibka hala diido
soomaalaay didaa
waan dhamaane diida
waan dhamaane diida
midna qumac haduu dilo
midna dooonta haduu raaco
bada daadka raaco
dalka horta yaa leh
yaa difaaci doonaa
dugaaga yaa ka reebi
wixii danteena ega
da,yarteenay eega
midka dadka dilaaloow
midka dollar qaatoow
dunida silici u dhimo
daa,imkeenaw aamiin
da,yar teeenaay diidaay
tabriibka hala diido
soomaalaay didaa
waan dhamaane diida
waan dhamaane diida
anigu kolay waann duuli
diyaaradii waan raaci
xamar caday dusheeda kasoo dagi
xeebta liidaan kasoo dagii
da,ayrteeena alloow daa
wixii wadaniya alloow daa
dumarkeena alloow daa
ubixii dalka alloow daa
da,yar teeenaay diidaay
tabriibka hala diido
soomaalaay didaa
waan dhamaane diida
waan dhamaane diida
waa la noqon kaan ogaynow
dibaa loo noqon kaan ogaynoow

Exit mobile version