VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idaadahee - Lyrics

IQRO Dayax soo baxoo dalka nuuriyoo geesi daacadoo aan ku diirsadoo waan ku doonayaaa 2x ILKACASE Deeyr hoortayoo lagu diirsadaay darmaan qaaliyoo nafta deeqdayeey kaalay soo dhawoow 2x IQRO Qeeysoow dartaa nafta daallanee daraaddaa il daran ma udiir naxdoo ma i daadaheen 2X IQRO Daraadeey iqraay nafta daallanee la ildaran jaceeyl waa u diir naxoo waan ku daadaheeyn 2X IQRO haldoorkii raggee naftu dooratoo dookhiyo haddaan kaa helay daryeel waa deeq ilaah 2x ILAKCAE Ducaysaneey runtii waan kugu dagoo daawashada ishaa kugu doogsatee daa'imoow kuddaa2x Iqro qeeysoow dartaa nafta daallanee daraadda ildaran ma u diir naxdoo ma i daadaheen2x Ilkacase Daraadeey iqraay nafta daalanee la il daran jaceeyl waa u diir naxoo waan ku daadaheeyn 2x
Queue is empty
-- / --