IQRO
Dayax soo baxoo dalka nuuriyoo
geesi daacadoo aan ku diirsadoo
waan ku doonayaaa 2x

ILKACASE
Deeyr hoortayoo lagu diirsadaay
darmaan qaaliyoo nafta deeqdayeey
kaalay soo dhawoow 2x

IQRO
Qeeysoow dartaa nafta daallanee
daraaddaa il daran ma udiir naxdoo
ma i daadaheen 2X

IQRO
Daraadeey iqraay nafta daallanee
la ildaran jaceeyl waa u diir naxoo
waan ku daadaheeyn 2X

IQRO
haldoorkii raggee naftu dooratoo
dookhiyo haddaan kaa helay
daryeel waa deeq ilaah 2x

ILAKCAE
Ducaysaneey runtii waan kugu dagoo
daawashada ishaa kugu doogsatee
daa’imoow kuddaa2x

Iqro
qeeysoow dartaa nafta daallanee
daraadda ildaran ma u diir naxdoo
ma i daadaheen2x

Ilkacase
Daraadeey iqraay nafta daalanee
la il daran jaceeyl waa u diir naxoo
waan ku daadaheeyn 2x

Exit mobile version