VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iskiifo - Lyrics

booda booda ama buuqa ima gaadhan bada jirta so rucleysan ima gadhan ama biiba baala yeesha ima gaadhaan calankaygu waa buluug iskiifoo boqorka banaanka jiifo dabka kula xiimaan ahay ratiga qaar qabka ahesha baxsani baan ahay wiilka mawlaca shitee buula rig dagan nahay baynadiisa dhaxda dhexda kalulan baan ahay bidhaantiisa lola jeedo gobolka banaadir xasan kaafi muxuu yiri buufi buufi cayayaanka babi babi babi babi nacalaa sheydaan kuyale iga baro dadka is daji waryaaa iskiiifoo booda booda ama buuqa ima gaadhan bada jirta so rucleysan ima gadhan ama biiba baala yeesha ima gaadhaan calankaygu waa buluug iskiifoo ceelkii bu laale geel har weyn baan ka shube xafadi barmuuda ar bidheebaan karide baar dheere wabiga saar baan ku xidhee baladkii goldoga bodka dhanataan ku tumay bartamaha cali yaale shirib baan ku dheele boqoradii qardho dhowr beri la jooge belistii hargeysa jawi dagan la qaatee hoo basbaaska bul dheh waryaa iskiifo booda booda ama buuqa ima gaadhan bada jirta so rucleysan ima gadhan ama biiba baala yeesha ima gaadhaan calankaygu waa buluug iskiifoo ninka buuga xaday xageebuu ku yeeri barxada iskeen been been dhamatay aaway bulshadeydi dawasha wacan ku rid baaburka xamulkan dushaa kaa marin jaran jaro camal kugu socon bolo shacabka bayruud qeylo dhaan udirso boqorka raabka waa ikan barasha wacan buuga dhulka dhug dib udag kurid iskiifo booda booda ama buuqa ima gaadhan bada jirta so rucleysan ima gadhan ama biiba baala yeesha ima gaadhaan calankaygu waa buluug iskiifoo waraa jairikoow lamo lamo usoodaa lamo lamo kurid
Queue is empty
-- / --