VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Isqabooji mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ilkacase
Isqabooji

Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya
Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya
Wadankayna nalka ma ushiday waa maya
Waa ma seertay hooy biyaha isqabooji

Maalintaan dhashay ilaa iyo hadda
Calankayga wadankayga hooyo
Dadkayga dhiiga sagaal malyan oo wiil oo wadani
Ikaca dhiiga dadkii galay badda aaway
Geesiyaashii Puntland; Somaliland, Khaatuma satate
Galmudug, Jubaland, Hiiraan state; DDSI…. Gaarisa
Gaagaale juba biyo ma kugu galay
Yaa ku dhalay soo bax maandho
bada biyo kugu galay Cagmaroodi soo bax
Waqtigaaga wuu dhamaaday

Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya
Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya
Wadankayna nalka ma ushiday waa maya
Waa maseertay hooy biyaha isqabooji

Meeshii aan ku dhashay Dhooblay, Afmadoob
Afjano; Guaale Galbahaaree, isha baydhaba
Gardaro, laascaanood, laasqoray
Ciyaal buulxuubay, Xamar jadiid , Xamar jajab,
Warta nabada, Yaaqshiid, Boondheere, Waaberi, Hodan, Dayniinle
Jiiro maafiyo madfaca udaa! waad maseertay miaa haa

Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya
Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya
Wadankayna nalka ma ushiday waa maya
Waa maseertay hooy biyaha isqabooji

Madaxdii wadnkaa nahay Maalin habeen heegan baa nahay
Somali is raacnaa dooneenaa
Markay noqotoba waan mar waan arkaynaa
Cayaanka duulana waa duqeenaa
Midnama diidkana waan rusheena
Meelwaboo jooga dabar gooya
Waxu damiir malahee maad dhameesaa
Mii iyo magaalaba maad ka saartaa
Maska madaxa ka dilay waa masiibee
Mowlaan ku dhaartee kuma daayo
Ilaa magaaladii xamar, Xamar caday
Calankaan ka taagno aan ka taagno
Diyaarada miiga dulmareeso
Cadawga dhukayga walay kuma daayo
Magaca somali waa ka dhimataa haa baastar

Boqorka RAP-ka maa tahay waa maya
Shacabka soomaali maa ku doortay Waa maya
Wadankayna nalka ma ushiday waa maya
Waa maseertay hooy biyaha isqabooji

codkii Ilkacase