VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Runee rux - Lyrics

ruuuneey shacabkaada rux dib usoo siko soo durug rux wax raran jecliyaa rooxaanta caashaqa aaway u banee goobtaa ruuneey ubanee gabadha ubanee ruuneey raaliya ma tahay mida raga rraadshaan quruxda midii looogu deeqaay hada raar kor u raar sidii aqalka kor u raar mdig iyo bidix klba dhinac soo daa shacabkaaga naxay sidaa rabto noo sii ruuuneey shacabkaada rux dib usoo siko soo durug rux wax raran jecliyaa rooxaanta caashaqa aaway riyadii ragaa tahay ruuneey adiguna ma ogid ruuneey boqoradii dheesha ani waan qiray ragii waa qiray ku celi mar kale ku celi rig dheh jilbaha dhigo rig dheh aaway shacabkii sacabka siidaa waalagu dagay isha baxarka waryaa dhexda ka dheel timaha dhinac u rog ruuuneey shacabkaada rux dib usoo siko soo durug rux wax raran jecliyaa rooxaanta caashaqa aaway ruug cadaagii soo rogaal celi soo durug ruuneey soo durug horaadka i saaar dheesha noo wad qofkii reeyaa rerka u hadhi doonee dhulka taabo haa soo taabo noogu celi markale soo taabo wax raran naftu jeclaa ruuneey faceeda ka rooneey ruuuneey shacabkaada rux dib usoo siko soo durug rux wax raran jecliyaa rooxaanta caashaqa aaway xagee ka timid xagee ku dhalatay ii sheeg waan kuu bogay waan kaa heley ruuneey barasho wacan boqorka raabka qaysoow shanta soomali sawarka ma geeyaa bakool sare baareey shimbiroole kaaraan degelama qabri bayax calanleey cawda qaardho beenluwaama kaata ruuuneey shacabkaada rux dib usoo siko soo durug rux wax raran jecliyaa rooxaanta caashaqa aaway
Queue is empty
-- / --